Qeexid

"Hees awrta loogu heeso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salsal oo kali ah:
  • Waxaa sidoo kale eey dadku ka fiirsadaan musalsalada, filimaanta, wararka, barnaajmiyo iyo waxyaabo kaloo la mid ah.
  • Musalsalka sheekada Barbara, waxaa lagu sameeyay dalka Mexico, hase yeeshee waxaa lagu tarjumay afka Soomaaliga, taasi oo sababtay in malaayiin haween Soomaaliyeed iyo caruurba ay si weyn u soo jiidatay daawashadeeda.