Qeexid

"Hilib odkac ah oo subaggii laga miiray."

Qeexid Xigta

Badar, raran kulul ama dufan lagu dubay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salool oo kali ah:
  • Salool waa Galey la dubay. oo korkana kaleh wax cadaan ah.
  • Cawaysinkii habeenkaas, ayaa wishiiriga Bilistu lala tegay xadrada madaxkuuska, halkaas oo Afada madaxkuuska ay wada joogaan Bun-saloolkii Xaawiyo Faadumada ku samaysay.