Qeexid

"Duco gaar ah oo Muslimiintu Nabiga ugu duceeyaan."

Qeexid Kale

Derin yar.

Qeexid Xigta

Gogol yar oo lagu tukada.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salli oo kali ah:
  • Kor ayuu u soo boodey, markaasuu qayliyey “ nimankani way I waalayaan – waa xaasidiin—maxaa igu salliday bal oo ay jacaylkayga ugu dheelayaan?
  • Waxey hawlo badani ka taagan yihiin sidii xaaladaha loogu sallixi lahaa si dad badan oo doonayaa iney shaqeeyaan, si fudud looga qeybgelin lahaa suuqa shaqada.