Qeexid

Ciidamadii masiixiga ahaa oo soo weerarey baytulmaqdis, Suuriya iyo meelo Falastiin ka mid ah, qarnigii kow iyo tobnaad ilaa qarnigii saddex iyo tobnaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saliibiyiin oo kali ah:
  • -Waxyeelada ay sababeen wararka iyo warbixinnada ay baahinayso ee xaqiiqada ka fog iyo buunbuuninta fikradaha Saliibiyiinta Reer Galbeedka kuwaasoo qayb ka ah jahwareerinta Shacabka Muslimka ah.
  • Waxaanu ku tilmaamay dagaalka uu Maraykanku wado mid ay ka dambayso ujeedo diineed oo dabada ka riixayaan Saliibiyiintu, waxaanu ku cel-celiyay inuu sii wadayo halgankiisa iyo dagaalka uu kula jiro Maraykanka.