Qeexid

"ld solid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salid oo kali ah:
  • Waxa Rasuuleenu ka ducaysan jiray: Illaahay danbiyadada dartood ha nagu salidin nin aan kaa baqeen anagana aan noo naxariisanayn.
  • Markii dawladii rayidka aheed laga kari waayay musuqmaasuq iyo qaraabo-kiil ayaa Ilaahey ku saliday ciidan careysan oo ay dabada ka riixaysay dawladda Ruushku.