Qeexid

"Ku s.: wax sal u yeelid."

Qeexid Xigta

Arrin xaqiiqdeeda sugid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salee oo kali ah:
  • Xisbiyada mucaaradka ah ee maamulka Somaliland ayaa sidoo kale Xukuumadda Riyaale ku eedeeyey in qorshaha xilka looga qaadayo Saleebaan Gaal dabada ka riixeyso taasoo ay beenisay.
  • Gudoomiyaha culumada, wuxuu ku sheegay shirkiisa jaraa'id inuu uga digayo kooxaha dagaalada wada inay dagaalkooda ku saleeyaan nin jeclaysi, ismuujin iyo goobo qabsasho.