Qeexid

"Aasaas."

Qeexid Kale

Rug ciidan ay ku leeyihiin dal aan kooda ahayn. 4. Maamul booliis oo heer degmo ah.

Qeexid Xigta

Meel ciidan xarun u ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saldhig oo kali ah:
  • Hotelka Pakin ayaa saldhiga qaraxu ka dhacey u jirta 350 talabo balse bartilmaamedku ma aheyn Cali Maxamd Geedi.
  • Ciidanka AMISOM ayaa waxay ilaalo xoogan ka hayaan Madaxtooyada, Garoonka diyaaradaha iyo Dekeda, iyagoo sidoo kale saldhigyo aan badnayn ku leh Muqdisho, waxaana howshoodu ay u egtahay bisha January ee 2010.