Qeexid

"(-do, m.dh) ld saldano."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saldanad oo kali ah:
  • Intaasu waxey aheyd, Hordhicii taarikhda Saldanadii Ogaadeen ee Absame maamushay, iyo Jilibyo Kale oo daarood, oo xiligaas ka dhawaa Deggaanka saldanadu Ku sugantahay.
  • . Saldanadii Caadil, saldanadaas kama hayo wax fahfaahin ah, bookta taariikhdu kaliya waxay xuseen magacaa kaliya lakiin waxay ahayd imaarad kamid ah zaylac.