Qeexid

"Ku s.: wax, wax kale ku tiirsan ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salaysan oo kali ah:
  • Kaasi waa marka loo macnaynayo si casri ah, balse waxaa jira macne qadiimi ah oo uu leeyahay gumaysigu, kaas oo ah (waa dhaq-dhaqaaq ku salaysan xoog, muquunin iyo ka faro maroojinta khayraadka ay leeyihiin dadka kale iyo ka faa’iidaysiga xoogooda).
  • Tahriibka noocan ahi maaha mid baahi dhaqaale keentay ee waa mid ku salaysan ka kordhi iyo arimo kale oo la mid ah.