Qeexid

"ld salayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salays oo kali ah:
  • Madaxweynahu isagu waa hore ayuu ciidanka ka dhex baxay oo marna xabsi ayuu ku jiray marna wuxuu ku absaamay nidaamkii jabhadaynta ee ku salaysnaa tolbeelayda iyo yaa reer hebel ah.
  • Baahida uu Qaran, Qoomiyad ama dad ay u baahdaan lacag uu isticmaalo dal kale, sida Doollarka Maraykanka oo kale, waxay ku salaysan tahay wax kala iibsi iyo ganacsi.