Qeexid

"Dhul goof noqday."

Qeexid Xigta

Dhul siman oo sisib ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salax oo kali ah:
  • Salax wuxuu magacaabay liiska 25 ciyaartoy.
  • Markii aanu baadhaynay Dawladda Ciraaq nagamay carcarin ee meesha aanu is nidhaa baadha wey noo salaxaysay oo si wacan bay noola shaqeeyeen.