Qeexid

Qaylo iyo buuq dhiillo leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salaw oo kali ah:
  • Sidaa waxa yidhi, Axmed Aw Salawaad.
  • Sidaa waxa yidhi, Axmed Aw Salawaad oo ka mid ah Muwaadiniinta Qurba-joogga ahayd, muddo-dheerna ku noolaa dalka Sucuudiga, balse hadda ku sugan magaalada Hargeysa oo uu dhawaan yimid.