Qeexid

"Naxdin iyo argagax hurdada lagala soo boodo. ld selel1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salal oo kali ah:
  • Haweenkii- hooyooyinkii iyo gabdhihii qaarkoodna waxay ku kaceen sidii ilmaha salalay loo aamusin lahaa, intii kalena meesha sawaxanku ka yeedhay ayay goobayeen oo daaqadaha ayay madaxa ka soo rideen.
  • Xariirad waa magalo ka tirsan gobolka salal wexeyna ka tirsan taxay degmada saylac.