Qeexid

"Qalabka lagu dagaallamo; hub."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salab oo kali ah:
  • Faytaan waa duuliyihii ugu horreeyay ee dalka Masar kusoo duulay 1961dii diyaarad dagaal oo jeet ah noocii ugu horreeyay ee ciidankeenna 1963dii salab looga dhigay.
  • Ramon Salabert oo Barcelona u qaabilsan arrimaha Maaliyadda, ayaa sheegay in ka tegista Van Gaal ee Barcelona ay ku keeni doonto Naadigooda khasaare dhan in ay bixiyaan 4 milyan oo ah lacagta Yurub (Euro).