Qeexid

"Wax wanaagsan."

Qeexid Kale

Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay. 4. S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.

Qeexid Xigta

Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salaax oo kali ah:
  • "Wixii ka dambeeyay dilkii Aadan Cayroow dagaalada Somalia way sii xoogeysteen, wayna sii soconayaan xitaa hadii la dilo dhamaan mas'uuliyiinta caanka ah ee ka dagaalama Somalia" ayuu Salaax Nabhaan ku sheegay cajalada.
  • Laydh naxariis badan baa laabtiisa salaaxday.