Qeexid

"Erey duco ah oo ka dhigan: “nabad gal!”; nabaaddiino. ld salaamad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Erey naxwe,

Erey / word

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salaama oo kali ah:
  • Iskuullada Salaama, Cumar Faaruuq iyo Iskuulka Cumar Samatar oo ah iskuulka ugu weyn ee gobolka Mudug ayaa ka mid ahaa iskuulladii uu duqa kormeeray, isagoo la kulmay maamulayaasha iskuulladaas.
  • Kii la iigu dhiibay ayaa lacagtii ii soo gacangeliyay oo raacshay, bal annaga na xaqalsalaamaha wax naga sii.