Qeexid

"Subixii aroorta hore."

Qeexid Xigta

(-do, m.l) Baryo ka kooban wax afka laga akhriyo iyo addimada laga falo oo waqti la yaqaan muslinku oogaan; tukasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga salaad oo kali ah:
  • Cawaale oo xiran maalintii 6 aad Wariye Cawaale Jama Salaad ayaa xabsiga magaalada Bosaso ku jira maalintii Lixaad isaga oo aan la soo taagin wax Maxkamad ah.
  • Ra'isal Wasarha DFKMG Cali Maxamd Geedi ayaa shaley kulan kula yeeshay hoygiisa Cabdiqaasim Salaad Xasan oo horey u ahaan jirey Madaxweynhii dowladii Carta lagu soo dhisey.