Qeexid

"sal logardam m.l (-lal ..., m.l) Tirada jibbaarkeedu la midka yahay logardamka tirada. Haddii logardamka x ee sal b (loo qoro logb x) yahay y, marka; b y = x . Salka logardamka caadiga ah waa 10."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sal oo kali ah:
  • Haddaba waxa la doonayaa oo meesha taala in marka hore la baro tarbiyada iyo qur’aanka kariimka ah iyo salaada, waa inaad bartaa wax xun iyo waxa wanaagsan sida ay yihiin.
  • Bishii February, sannadkii 2001, ayaa loo doortay Ra’iisal-wasaaraha Israa’iil, jagadaasi oo uu ilaa hadda hayo, tan iyo muddadaana waxa uu waday duullaanka iyo falalka arxandarada ah ee uu ku hayo dadka reer Falastiin.