Qeexid

"(-no, m.l) Bir yar oo xalleefsan labada dhinacna af ku leh oo timaha lagu xiiro. ld sikiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sakiin oo kali ah:
  • "Shaqaalaha gargaarka ee afduuban waa in si dhaqso badan loo sii daayo iyadoo la xushmeynayo Qaranka Somaliyeed iyo dadka masakiinta ah ee gargaarka u baahan" ayuu yiri mar kale yiri gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka DF.
  • Dagaalka waa qandaraas la rabo in marka hore lagu shuf beelinayo shacabka masakiinta ee Soomaaliyeed marka xigana in dadka dalka lagaga saaro taasoo calaama u ah in dalka gebi ahaanba lagala wareego gacanta Soomaalida.