Qeexid
Hanti seko u bixin.
[-keeyay, -keysay]
sakeeeeyay
sakeeeysay
f.mg2Hanti seko u bixin.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg sakee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Seko urursa-sho. ld sekeyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld sakeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Saddaqo maalka iyo xoolaha ku waajibta oo sanad walba laga bixiyo.
Qeexid Xigta: Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado, bisha ugu horreysa oo xoolaha saddaqo ku waajibta laga bixiyo dago. ld seko.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld sakeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: ld saawee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Nafley cudur qaadsiin.
Qeexid Xigta: Cid wax xun barid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: ld sifee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax hagaajin.
Qeexid Xigta: Fal ku kicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Daaro badan oo is haysta oo aan dariiq u dhexeyn. ld seked.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Meel ciriiri ah. ld shakal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Meel ciriiri ah wax gelin. ld shakal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhulbeereedka barna la abuurto barna la dego.
Qeexid Xigta: Oodda reerka iyo beerta u dhexaysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Ku s.: wax sal u yeelid.
Qeexid Xigta: Arrin xaqiiqdeeda sugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Wax, wax kale ka dhow noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Sariir, kursi iwm ku dul raaxaysasho.
Qeexid Xigta: Biyo ku dul maraabayn (markab ama doon).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Kali ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -kaysay
Qeexid: Cid ganaax weyn saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sakeyso. ld sakeysad, sakeysi, sekeysad, sekeysasho, sekeysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-no, m.l) Bir yar oo xalleefsan labada dhinacna af ku leh oo timaha lagu xiiro. ld sikiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]