Qeexid

"Xanuun aad u daran."

Qeexid Xigta

S. ah: nafley xaaladdeedu aad u liidato oo geeri halis u ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sakaraad oo kali ah:
  • Waxaan taas u soo qaatay oo aan saa u leeyahey qofkaygii soo arkay socdaalkii sixiimadaha, sakaraadkii saaxiibaday, silicii dhimashada iyo jeelkii samhariira, intaas oo dhan nin ku cibra qaatay maan noqon!
  • Diirad lagu eegay bahalkaas oo sakaraad hawada dhex rafanaya, ayaa dambaskiisii naxash lagaga ururiyay laamaha dalkaas.