Qeexid

"Dhulbeereedka barna la abuurto barna la dego."

Qeexid Xigta

Oodda reerka iyo beerta u dhexaysa.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sakar oo kali ah:
  • Sakariye waxaa uu sheegay in heshiiskaas uu la mid yahay heshiisyo badan oo horay Soomaaliya loogu hagar-daameeyay, wuxuuna sheegay in aysan aqoonsaneyn wixii shirkaas ka soo baxay.
  • Diirad lagu eegay bahalkaas oo sakaraad hawada dhex rafanaya, ayaa dambaskiisii naxash lagaga ururiyay laamaha dalkaas.