Qeexid
(-lo, m.l) Meel ciriiri ah. ld shakal1.
(-lo, m.l) Meel ciriiri ah. ld shakal1.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Meel ciriiri ah wax gelin. ld shakal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld shakalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Daaro badan oo is haysta oo aan dariiq u dhexeyn. ld seked.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhulbeereedka barna la abuurto barna la dego.
Qeexid Xigta: Oodda reerka iyo beerta u dhexaysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: ld sakal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld sakal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-iyay, -iday; -iyi) Si yar u nixid; naxdin yar iyo shaki dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Bartamaha xabadka halka ay feeraha sare isaga yimaadaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (nax.) Qaybta ereyga ee aan laga sii yarayn karin, kaddib marka laga gooyo dibkabayaasha, dhammaadyada iwm waa qaybta xambaaarsan micnaha aasaasiga ah ee ereyga (tus.: cun, fur, bar).
Qeexid Xigta: (xis.)Dhinaca hoose ee shaxan sallax ah ama wejiga hoose ee shaxan adke ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Hilib saafid.
Qeexid Xigta: Biyo ku oon beelid. ld sol.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: sal logardam m.l (-lal ..., m.l) Tirada jibbaarkeedu la midka yahay logardamka tirada. Haddii logardamka x ee sal b (loo qoro logb x) yahay y, marka; b y = x . Salka logardamka caadiga ah waa 10.
m.l
Qeexid: Jirrid, gun.
Qeexid Xigta: Marka la fadhiyo meesha dhulka la dhigo, bari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: sal habdhis tirooyin m.l Sal tiro.
m.dh
Qeexid: ld sakatiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Saddaqo maalka iyo xoolaha ku waajibta oo sanad walba laga bixiyo.
Qeexid Xigta: Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado, bisha ugu horreysa oo xoolaha saddaqo ku waajibta laga bixiyo dago. ld seko.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Tubaako shiidan oo xaashi qafiif ah lagu shubay oo la qiijiyo. ld sigaar sakati1 m.dh Cabsi yar shaki.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Nafley jirran, wax naftu dhibayso noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xanuun aad u daran.
Qeexid Xigta: S. ah: nafley xaaladdeedu aad u liidato oo geeri halis u ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Legriix.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Khatar weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]