Qeexid

"(-do, m.l) Daaro badan oo is haysta oo aan dariiq u dhexeyn. ld seked."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sakad oo kali ah:
  • Culimada ayaa aad u soo dhawaysay mashruuca Sakada waxayna sheegeen in ay si sharci ah ay uga tala-bixin doonaan cida ku habboon.
  • Wuxuu kaloo na faray inaan Allah "sw" keliya aan caabudno oo aanan u shariik-yeelin, inaan oogno salaadda, bixinno sakada iyo inaan soonno bisha ramadaan.