Qeexid

"(-rro, m.dh) Bartamaha xabadka halka ay feeraha sare isaga yimaadaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sakaar oo kali ah:
  • Qaraar go’aan dhalay, ayaa kaga gariiriyay golahii sakaar-buur koonsilka, kadib markii dunidu ku kala safatay Ciraaq hala bubeeyo iyo hala baadho.
  • Ninka la yidhaahdo gaashaanle Asraat Dastaa waxa uu ahaa nin suxufinimada dalka Maraykanka ku soo bartay, wuxuuna ahaa nin aad iyo aad u fud-fudud oo abaabul badan, sidoo kale ninka la yidhaahdo Saadaw Sakaariyas waxa uu ahaa ninkii magaca Dhergi bixiyey.