Qeexid

"Xiddig weyn oo arooryada hore soo baxa; xiddig waaberi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sahra oo kali ah:
  • Wariyaheena Sahra Cabdi Axmed oo xafladdan goob joog ka ahayd ayaa warbixin dhinacyo badan taabanaysa inooga diyaarisey.
  • Haddaba dareenka ciida iyo damqashada dadkan murugoonaya ayey Sahra Abdi Ahemd ka wareysatey Sheekh Xassan Jaamici oo joogo Mineasota waxuuse Sheekhu ku horeynayaa ahmiyada maalinkan ee Islaamka.