Qeexid

"ld sahamin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sahmin oo kali ah:
  • Waxa kale oo tirignoometeriga lagu isticmaalaa warshadaha, sahminta dhulka iyo sayniskaba.
  • Sagaaradii ayaa u jawaabtay oo tiri: Intii meel kasta oo wanaagsan lay sahmin lahaa, iyada oo lay ilaalinayona lay geen-lahaa, dabadeedna anigoo qurxoon markii lay baahdo lay gowrici lahaa, waxaan door bidayaa in baahi iyo oon aan duurka la joogo “.