Qeexid

"Wax, wax dhib yar ka dhigasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sahlo oo kali ah:
  • Senator Coleman waa Senatorkii ugu horreeyey oo Maraykan ah oo sarkaal Somali ah xafiiskiisa ka shaqaaleeyey, taas oo muujinaysa sida uu Soomaalida u soo dhaweysanayo ama uu u doonayo in xafiiskiisa danaha ay ka leeyihiin loogu sahlo.
  • Ummu Salama waxay Illaah ka bariday in uu Illaah u sahlo nin ka kheyr badan Abuu Salama, laakiin waxay mar danbe is weydiisay su’aasha ah, yaa noqon kara ninka ka kheyr badan Abuu Salama.