Qeexid

"Wax aan dhi-baato lagala kulmin ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sahlan oo kali ah:
  • Dagaaladii sokeeye ee keenay burburkii dawladii dhexe 1991kii, waxay suurta galiyen in ay qabaa’ilka dagan Koonfurta deegaanka Gaalkacyo ay si sahlan gacanta ugu dhigaan degmada.
  • Tababarkan ayaa socon doona muddo 3 maalmood ah waxaana la filayaa in Haweenkan ay ka faa’iidaystaan islamarkaasna ay ka bartaan sidii ugu sahlan ee ay uga hortagi karaan burcad-badeeda oo dhibaato ballaaran ku haysa Ummadda Soomaaliyeed.