Qeexid

"Cunto loo qaato in lagu jidma-ro; jiscin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sahay oo kali ah:
  • Fariisinkan ayaa waxaa horay ugu sugnaan jiray ciidamada Ethiopia, waxaana xubno ka tirsan dowlada ay ku macneeyeen inay tahay mid ay ciidamada Burundi ee ka tirsan AMISOM ku ilaashanayaan marinka ay sahaydu u marto.
  • Sahaydaan oo horey haddii loo sii qaato suuragalenaysa in aan mar kale halkaan lagu soo laaban sidoo kale looga faa’ideyo dadka lala degayo.