Qeexid

"Aadidda meel la aado si looga war keeno."

Qeexid Xigta

S. ah: qof meel loo diro si uu uga war keeno.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sahan oo kali ah:
  • Isaga oo arrintaa ka hadlaya wuxuu yidhi; “Khilaafka waxa keenay xubno sar-sare oo karaamo naga mudan oo aaminsan inaan SAHAN haysan dhaqaale iyo siyaasiyiin culus, iyagu is eegi maayaan inay yihiin kuwa ugu cul-culus ee rag kale ayay eegayaan.
  • Ururka SAHAN, oo ku kala jabay shir-weynihisii koowaad ayaa waxa bayaanka toddobada urur soo saareen u saxeexay Prof.