Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Qof meel loo diro si uu u soo arko oo uga war keeno."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sahamiye oo kali ah:
  • “Sannadkii hore ayaa la sameeyey sahan la xidhiidha dhinaca biyaha, sidaa aawadeed 32 goobood oo sannadkii hore la sahamiyey ayaa qorshuhu yahay in sannadkan ceelal laga qodo” ayuu yidhi Eng.
  • Cadde Muuse waxa uu sheegay in wajiga hore ay bilaabayaan baaritaanka 4 ceel oo ku kala yaala deegaanada Nugaal, Sool, iyo Sanaag kuwaasi oo ay si wada jir ah u sahamiyeen Puntland iyo shirkada Range Resources waa sida uu hadalka u dhigaye Gen Cade Muuse.