Qeexid

"eeg sahami. ld sahamis, sahmin, sahmis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sahamin oo kali ah:
  • Sida ay sheegtay Warbixinta ay baahisay Shabakadda Energy Current, sahamintan ayaa la sheegay in ay Shirkadani ka samaynayso 34,604 Mayl oo isku wareeg ah, una dhiganta 89,624-km oo isku wareeg ah oo ka mid ah Dhulka iyo Xeebaha Somaliland.
  • Waxa kaloon shaqaalaha baraa sida loo isticmaalo barnaamijyada kombuyuutarka (Software) u khaas ah sahaminta macdanaha.