Qeexid

"Sahan aadid. ld sahmi2."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sahami oo kali ah:
  • Masaafada ugu dheer ee aadamuhu ka gaadheen hawada sare waa 400,171 km, taas oo ahayd socdaalkii Apollo 13 sanadkii 1970kii. citation Sahaminta Meereyaasha"
  • Wejiga koowaad marka uu noo dhammaado ee aannu helno natiijada sahaminta aannu wadno waxaannu wejiga labaad bilaabaynaa bisha February ee sannadka 2012, sidaas ayaanuna hawshayada macdanta baadhista ku wadaynaa.