Qeexid

"(-ho, m.dh) Hadba xaalka markaas lagu sugan yahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sah oo kali ah:
  • Waa muhiim in la bilaabo hawl socodka aqoonsiga sida ugu dhakhsaha badan, waayo ka baaraandegiddu waxey badanaa qaadataa waqti dheer.
  • Cunto qaybintaan oo ay sameynayeen saraakiil Ethiopian ah ayaa waxaa horkacayey safiirka Addis Ababa u fadhiya Muqdidho Fisaha Shawel.