Qeexid

"ld sagootiyid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sagootin oo kali ah:
  • Xildhibaanada ayaa sidii horeyba loo sheegay waxay degi doonaan Hoteelo iyo guryo Muqdisho ku yaal waxayna arintaani ku soo aadeysaa xili xalay xaflad sagootin ah loo sameeyay xildhibaanada Soomaaliyeed.
  • Hoyga uu Ra'iisulwasaare Nuur Cadde ka degan yahay Muqdisho oo goor dhow lagu soo gabagabeeyay munaasabadii lagu sagootinayay Ciidamada Itoobiyaanka.