Qeexid

"Daliigo cas-cas oo moodda galbeed u eg oo xilliga roobka aroortii cirka ku dhigma."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sagal oo kali ah:
  • Sagal bil ka dib wuxuu aaday jaamacadda Oxford wuxuu ka qaatay shahaado bachelor Philosophy, Politics iyo Economics.
  • Sacad Cali Shire oo maanta kula hadlay warbaahinta xafiiskiisa magaalada Hargaysa, ayaa markaa kadib, waxa wareystay wariyaha VOA ee Sagal Mustafa Xasan, oo ay ugu horreyn weydiisay safar uu ku tagay dhawaantan magaalada London.