Qeexid

".j Tirada jagaalaha ah, kan u dhigma sagaashanka. ld saga-shamaad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sagaashanaad oo kali ah:
  • Qaanim, bayaan uu soo saaray hadalkaa kadib, waxaa kale oo uu ku baaqay in sidoo kale baadhis Caalamiya lagu sameeyo xad-gudubyadii la-sheegay in ay ku kaceen Ciidamadii Qaramada Midoobay ee ka hawl-galay Soomaaliya, horraantii sagaashanaadkii.
  • Jaamac Biixi isagana waxaa lagu diley dagaaladii sokeeye bilowgii sagaashanaadkii Mudug ka dhacay isaga oo kamid ahaa markii Caydiid qabsadey odeyashii 1991 laga afduubey magaalada Galkacayo dabadeedna lagu xasuuqey tuulo Koonfur ka ah Galkacayo.