Qeexid

". Tirada siddeedda iyo tobanka u dhexeysa; “9”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sagaal oo kali ah:
  • Dirays buluuglay, waxay abaalkii weerareeda heshay markii Vieri madaxa ku dhaliyay kubbad uu koone ka soo rogay Francesco Totti, goolkaasina wuxuu noqday kii sagaalaad ee Vieri u dhaliyay Talyaaniga.
  • Yariisow) oo u waramay Radio Garowe ayaa ka hadlay dagaalka maalintii sagaalaad galey ee Muqdisho ku dhex-maraya ciidamada dowlda KGM Soomaliya oo kaashanaya ciidanka AMISOM & Kooxaha mucaaradka ah, Alshabab & Xisbul islaam oo isku dhinaca.