Qeexid

Baahida la dareemo marka la hamuumanyahay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga safrad oo kali ah:
  • Safaarada Mareykanka ee Asmara ayaa joojisay howlihii fisoyinka bishii January kadib markii Eritrea soo dhexgashey waxyaabaha lagu keeno waraaqaha diblomaasiyeed ee safradaas.