Qeexid

"(f.g) Wax saf gelin."

Qeexid Xigta

(f.mg) Qof saf gelid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga safo oo kali ah:
  • Bagcadda baabuurta lagu safo ee masjidka(Parking), ayaa waxaa laga soo buuxshay agab lagu ciyaarsiiyo dhallaanka.
  • Waana qeybtii koowaad ee suugaantii Maxamad Gacal Xaayoow oo ka kooban 25 maanso oo isugu jira gabay, guuroow, shirib, masafo, iyo geeraar.