Qeexid
Shay ka mid ah qalabka dhismaha oo guryaha dedkooda hoose lagu dhejiyo.
Qeexid Xigta
Wax kasta oo marka guryaha la dedo hoos looga dhejiyo.
Shay ka mid ah qalabka dhismaha oo guryaha dedkooda hoose lagu dhejiyo.
Wax kasta oo marka guryaha la dedo hoos looga dhejiyo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l.kh
Qeexid: S. ah: qof caqli gaab ah; doqon. ld sufeehi, sufiih, sufiihi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Danjire dalkiisa u jooga dal kale oo shaqo dibolomaasi u haya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg saf2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Ubax aan weli dillacin o isku duuban.
Qeexid Xigta: Caws cosob ah oo aan la daaqin.
Qeexid Kale: Dhaawac biskoon waayey. 4. Cudur idaha irmaan naasaha ka gala.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax saf gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-faf, m.l) Wax badan is wada barbar taagan, aan kala horreyn kalana dambayn; sarac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: (f.g) Wax saf gelin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Qof saf gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]