Qeexid

"ld sifee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga safee oo kali ah:
  • Waxay soo jeediyeen: diinta waa laga tegey ee in loo noqdo, aqoonteedii waa la lumiyey ee in la barto, nuxurkeedii waa la dooriyey ee in khuraafaadka laga safeeyo, markaas ka dib in sidii xilligii Rasuulka lagu horumari doono.
  • Waxa is-weydiin leh goorma ayay galeen dadkan qaxootiga lagu sheegay ee lagu soo celinayo Somaliland, Waxay galeen markii laga safeeyey dalka ciidankii dhiigyacabka ahaa ee Afweyne.