Qeexid

"ld sifayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga safayn oo kali ah:
  • Kadibna waxa hadalka qaatay Ku-xigeenka Badhasaabka Gobolka Saaxil, C/raxmaan Yuusuf Badheedhe oo ku hadlayay magaca dawladda Somaliland, isaga oo aad ugu mahad-naqay hay’adda DDG oo dedaal badan u gashay, sidii wadadaasi ay uga safayn lahayd miinada.
  • Pinochet judhiiba dadkii mucaaradnimo lagu tuhmayey ayuu safayntoodii ku tallaabsaday isagoon qaybaha bulshada ay ka kala socdaan u kala aabbe yeelin- siyaasiyiin, shaqaale, arday, aqoonyahanno, ciidammo.