Qeexid

"Socdaal."

Qeexid Xigta

Dad gaadiid wata oo arrin ganacsi magaalo u aaday.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga safar oo kali ah:
  • Socdaalka xubnahaan ayaa la sheegay inuu yahay lugtii labaad oo ay safarro ugu marayaan degmooyinka Gobollada Jubbooyinka iyagoo socdaalkoodii hore kusoo maray deegaanno ka tirsan isla Gobolkan.
  • Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa lagu wadaa inay Safarkooda kama danbaysta ah ay ku gaaraan magaalada Boosaaso ee xarrunta gobolka Bari, halkaas oo ay ka socoto qaban qaabada soo dhoweyntooda.