Qeexid

"(-do, m.l) Xaafiiska danjiraha. ld safaaro."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga safaarad oo kali ah:
  • Tore Hattren, oo ah la-taliye sare oo wasaaradda Khaarajiga ee Norway u qaabilsan arrimaha samofalka iyo Qunsulka arrimaha siyaasadda iyo dhaqaalaha u qaabilsan safaaradda ay Norway ku leedahay Addis Ababa.
  • Maalmahaan warbaahintu waxay sheegeysa in la gadayo Gurigii Safaaradda Soomaliyeed ee Dalka Jarmalka.