Qeexid

Xoolo allabari ahaan u qalid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sadqee oo kali ah:
  • Waxaan ku faraxsanahay sida ay sumcaddaadii saban xumaadku ku dhacay naftooda ugu sadqeeyeen iyaga oo ku celcelinaya "Geeridu mar bay nolosha dhaantaa, Dhaqashiyo mar bay kaa yihiin dheragu xaaraan".
  • Xaajigu wuxuu muddadan tiriyey gabayo door ah, waxana ka mid ahaa: ‘Gobannimo’ oo uu lahaa: Gobonnimo sun baa kaa xigtoo laysma siin karo’e Waa sarac ku baxa dhiig rag oo lagu sadqeeyaaye Sarakaca kufrigu waa sasabo suu na leeyahaye.