Qeexid

Aafeyn.

Qeexid Xigta

ld saree.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sadhee oo kali ah:
  • Haddaba, iyadoon qudh iyo maan loo garanayn amuurta odayga soo jirabtay, ayay dadka qaar ku sheegeen odaygu inuu la dhukusayay baqdin ah in Ciidanka tafaariiq lagu sadheeyo, waxa kale oo uu doonayay bal inuu soo eego isha ay askartu leedahay.