Qeexid

Nafley dheddig iyo labadeeda cunug oo wada jira.

Qeexid Xigta

Koox ka kooban saddex cunsur.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saddexan oo kali ah:
  • Dadka ku dhaqan xafadaha ku dhow halka lagu dilay saddexan qof ayaa ku guulaystay inay ka qaadaan halkaas iyagoo xusay inay ku aasayaan qabuuraha Barakaat oo ku dhow dhismaha Jaamacadda Muqdisho.
  • Marka hore gudoomiyuhu magac saddexan ayuu leeyahay, sidaa darteed waa ixtiraam darro inuu wargeysku isticmaalo naanaystiisa oo kaliya.