Qeexid

"Tirada labada iyo afarta u dhexeysa; “3”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saddex oo kali ah:
  • October 3, 2012 5:04 pm GMT - Written by Editor - Edited by Editor Maldives:-Waxaa maalintii saddexaad shaqo u jooga dalka Maldives, Agaasimaha Guud ee la dagaallanka Burcad-badeeda dawladda Puntland, Mudane Cabdirisaaq Maxamed Dirir (Ducaysane).
  • Halkaa waxa ku sugnaa baabuurkii kale ee saddexdu saarnaayeen.